Qaadku Ragga & Dumar-ka is qaba ayuu kala Qariyaa ee Hala sooceliyo!!!+(Daawo Mucjisada Somalida Holland)
Amisterdam-(rajonews) iyadoo dhowaan Dowlada Dalka Holland ay Guud ahaanba Mamnuucday Qaadkii Dalka Holland la geeyn jiray,iyadoona Arintaasi ay Saameeyn weeyn ku yeelatay Soomaalida Rag iyo Dumar-ba.
waxaase layaab noqotay in Haweenkii Soomaaliyeed ay iyagu Noqdeen kuwo u Doodda in dib loosoo celiyo Qaadkii laga Mamnuucay Dalka Holland iyagoona ku Sheegay in uu Raga iyo Dumarka isqaba uu kala ilaalin Jiray?!!!
Haddaba halkan ka Daawo Arinta Qaadka.
rajonews3@gmail.com



