Dhagayso: Beeraha iyo Haweenka Soomaalida Waa warbixin qiimo badan Wariye Gaarane

Jowhar-(Rajonews) Inta badan ¬†Konfurta Soomaaliya waa meel alle haybad u siiyay dhul beereed ay ka faaiidaysan jireen inta badan dadka Konfurta waxaana falashada beeraha curyaamiyay nidaam la’aan iyo amaan xumo, Hawen badna ayaa ka mid ah dadka ku shuqlooma falista beeraha kuwaas oo ka soo saara nolol maalmeedka qoyska iyo hanti.

Waxa ay haweenku dhanwalba qayb lixaadleh ka qataan wax soo saarka Beeraha waxayna xiliyadii u danbeeyay ka cabanayeen qalab. la’aan Abuur la’aan iyo xiliga beerah asoo go’aan oo ay hay’adaha samafalku raashinka dalka keenaan.

Iminka waxaa jira haween badan oo nolosha qoyska ka so saara Beeraha kuwaas oo samata bixiya qoyska si ay u ilaaliyaan hanaanka nolosha oo ah mid ku tiirsan beeraha oo ay caqabado adag kala kulmaan xiliyada qaar.

Wariye max’ed Gaarane oo ka mid ah saxafiyiinta Radio Ergo ayaa warbixin kooban ka diyaariyay arintaasi.

Halkan ka dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Rajonews3@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.