Weeraryahanka kooxda Barcelona Pedro ayaa shaaca ka qaaday(tolow muxuu shac kaqaday))
.
Rajo News Sport. Wareysi uu siiyay wargeyska Sport ee ka soo baxa Spain ayuu yiri ” Neymar waa mid ka mid ah ciyaartooyda ugu fiican aduunka , hadii uu Barcelona yimaado waxaa dhici doona tartan adag , waxaana ciyaaryahan waliba ku adkaaneeysa in boos joogta ah uu ka helo kooxda” .
Warbaahinta Spain ayaa si weyn u qoreysa in Barcelona ay hishiis la gaartay kooxda Santos oo ku aadan in laacibkaas la soo wareegaan marka uu dhamaado xilli ciyaareedkaan .
Xidigaan Barcelona Pedro ayaa dhanka kale beeniyay in isku dhacyada dhex mara ciyaartooyda Real iyo Barcelona ay saameyn ku yeeshaan xariirkooda qaranka Spain waxa uuna yiri ” Mar waliba kulamada labada koox
rajonews



