XARIGA SAXAFIYIINTA MUXUU SAHLAYAA.

RAJONEWS. Soomaliaya waxaa kacuratay dowlad muda hatan lagajooga 21sano kadib ayaa waxaa laga,soo gudbay waxlayirahdo kumelgar iyo sad bursi waxaa mahad balaran iskaleh ilheygii abuuray Konkani mantana soomaliya kasaray kumelgar waxaana alamadiis ah ha,dii qaranimadii shacabka soomliyed oo ay dib uhelen .
Waxana sharaf weyn u,ah umada soomaliyed in ay arakto astanta quruxda badan ee qaran lugu garto oo ah calanka buuluga xidikta shanta gees dhaxda ka asteysan melo badan oo aduunka kamid ah laga soo dhax mujiyay mar labaad astantii qaranimo ee dal lugu yiqiinay.
Soomaliya waxaa ay soomartay dhibatooyin aad ubadan oo ah ijid aan ku jiidi , looma dhama hadii an kadhaxmuuqan waa dib haloo celiya iyo waxyabo lamid ah
Dowlada talaboyinka ay qaday ayaa waxaa aytahay mid runtii aad uqurux,badan luguna tageyri karo aydoo koxo badani ay cadeysten, in ay dacayad raqiis ah ay kabixiyan dowalda siiba kuwa wararka tabiya anan ku salesnen anshax saxafaded iyo mid bina adinima ah .
Waxaa wadamada qarkod kadhacaa marwaliba gabod falo loogeysto shacaabka kunol halkasi hadey noqonlahayen dilal jokta ah farxumen loogeysto dumarka qarkod inatasi ayadoo ay jirta ayaa shaqsiyadaka geysta falkasi waxaa loo soo cuskadaa in uu qalbigiisa uu jogin markasi falka cenkasi uu samenayay tasina ay dhacdo in war bahinta gudaha iyo dibadaba ay ka gabsadan .
Manajirta wax layirahdo saxafad xor ah waxaa ay qoraan wax ay dowlada ay danteeda ku jirta manjiraan war bahinada faraha badan ee kahadla, siyasada tusaala ahaan waxaa jiraa wargeeyso dhowr ah kasoo baxa meelo kala gadisan ee dalalka shekta in ay ka jiraan saxafada xorta ah wargesyada waxaa ay qoraan waxa ay soo qoren todobadkii tagay ayaa ay sooqatan tasina waxaa ay katurjumeysaa in aysan jirin wax saxafad xor ah
Soomaliya manta waxaa ay ubahantahay in laga ii biya aduunka wanaga shacabka soomaliyed iyo sida ay nabada ay ujecel yihiin latusiya aduunka tasina ay tahay mid runtii ay shacabka kajooga dibadaha in latusiya .
Saxafiga dhabta ah waa midka dalkiisa u horseda wanaga kana difaaca xumanta shacabkisa ku baraarujiya wanaga qaranimo uu leyahay bacdamaa in mudo lugu soo jiray dagalo sokeyo iyo tafaraaruq siyasaded.
Xariga ay qadeysa dowlada waa mid runtii ku yareneysa shaqsiyadka cadeestay in wixii ay doonan ay kashegan dowlada tasina ayaa waxa ay sahleysaa in ay bartaan qeynuunka saxafada ayna tusisa in manta dalka soomaliya ay kacuratay dowlad uu shaqsi waliba uu san qori Karin waxii uudoona uuna tabini kirin .
Waloow ay jiraan websedyo qarkood warar aan jirin ay kabahiyan saldhikayada dowlada ay kuleyihiin dibadaha tasina ay dhalinkarto iska hor imad ay keento dowlada iyo shacabka waxaana aydowlada ay wood buuxda uledahay kan jooga wadamada kajira xukumadaha in looso gacangalinkarayo.
Bashka xaaji barow

rajonews3@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.