waxaa sarakac ku yimid qiimahii lakala,siisanayay qadka ee dalka holland

 

RAJONEWS.Dhawan ayaa waxaa ay ahed in dowlada dalka Nederland ay ku dhawaaqday in dalkeda ay kamam,nucday muqadaradka loo yaqano qadka ee isticmalan soomalida kudhaqan dalka Holland

Qadka ayaa waxaa uu yahay balwada ay dadka soomalida ay ad u isticmalan cunidiisa tasoona ay kentay in melaha lugu iibaya qadka ay lasoodaristay nadafad daro.

Magaloyinka lugu iibaya qadaka melaha ay kadaganyihiin dadka kaganacsada qadka ayaa waxaa lasoodarsay xaga, nadafaddaro siwaliaba ay ahato dadka qadka cuna ayaa dhowrqebod ukalla qebsamen halka qarkod ay kuliitan nadafada iyo iska fogenta qashinka uu wato qadka iyo yarenta sawaxanka buqa kasoo go,ya muqayilint halkasi jogan.

Dalaka Holland waxaa lawada ok sonyahay in uu yahay dal ufarii ah waxyabaha balwadaha sida kuwooda halista ah balwadaha la isticmlo ayadoona ay jiran dukamo lugu iibya balwadaha qarkod ayna wadamada kale ee yurubna aytahay dikniin iyo axrek qofkii lugu qabta balwaadahasi sida wax yabaha muqadaradka daroogada iyo waxwaliba oo manka gadiya ay xor katahaymarka laga reebo cabida qamriga.

Waxaa isweydiin mudan maxey tahay sababta somalida logaga jojiyay istimalka qadka iyo in ay si farii iyo in ay farii kathay balwadah kalo dalka Holland .

Majirto wax jawab ay uhayaan soomalida cunta qadka ee kudhaqan dalka Holland inmuda ayaa waxaa lagadiyarinayay filimo documentary ah cunida qadka iyo si,da uu bahdilay soomalida waloow cunistisa ay un isku kobtay jaliyada soomalida qura .

Waxaa jiraa jaliyado kallo cuna qadka kuna nol dalka Holland aanan maranaba doneynin in ay daren siyan in ay dacad uyihiin qadka waxaa kamid ah sida kuwa yamanta kasoojeda iyo Ethiopia oo ah dad runtii aad u isticmalo kana ganacsado qadka .

Waxaa soomalida u noqdeen kuwa udacad ah cunista qadka waxaana ay gaben balamihii laga donanay iyo in ay kutagan xafisyada lagadoonayo.

Waxaa ay awodi wayen in ay yareyan wasaqda uu wato qadka iyo nadafad kusodabalida halka lugu iibinayo qadka tasoo ay iska kashaden shacabka udhashay Nederland iyo xukumada .

Waxaa laycamay qoysas badan soomaliyed ubadkodi aabo iyo hooyo dacad unoqden istamlida qadka tasoona sababtay in ubadkooda aqirka dambo uu gacnta ugalo kooxaha qabilasan fimalada ayna ubadka lawaregan .

Intaanan lugu dhawaaqin in dalka Holland laga joojin qadka waxaa lugucuni jiray mijinya qadka lacak udhiganta 3ero halka iminka lugu cuno 10 eero mijinta qadka.

Tasoona ay dowlada usahashay in kasoogalo lago ganax xuduudaha lagasoogaliyo, dalka Holland ay jogan xawayano labaray baritanka qadka iyo sheygida waxyabaha kontorbanka

Melaha lagasoogaliya ayaa waxaa kamid ah dalka UK aan wili lugu dhawaqin qadkajoojintiisa waloow ayjiran wadamo badan kuyalo qarada yurub laga manuucay qadka sida jarmalka , talyaniga , biljimka wa wadamo soomali ay ubadantahay tani ayaa noqneysaa wadankii ugu xooga badnaa dhanka muqadaradka in u yahay dalka hollan dhaqangaliyay in dalkakiisa aan lugu cuni karin qadka halka waliid badani ay soo dhaweyen go, aanka ay garatay dowlada holland

bashka xaaji baroow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.