Tacsi Eehelada Shire Kuluc oo ku geeriyooday Caabudwaaq.

Tacsi-(Rajonews) Inaa lilaahi wa Inaa ilaahi raajucuun. Waxaa markay  tariiqdu ahayd 14/02/2013 ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq Adeer shire Kuluc Daadoxo ilaahay janadii fardowso haka waraabiyo Samir iyo iimaana alaha anaga iyo qoyskii uuka baxayba ha naga siiyo.
Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan reer shire Kuluc:
Murayad Shire Kuluc
Abdirisaq Shire Kuluc
Abdiwali Shire Kuluc
Muxamuud (madoobe) Shire Kuluc
Fakar Shire Kuluc
Luul Shire Kuluc
Hooyo nadiifo warsame
Ali Shire Kuluc
Ibrahim Shire Kuluc
Abdiaziz Shire Kuluc
Galad Shire Kuluc
Farxiyo Shire Kuluc
Mahad Shire Kuluc
Nasteex Shire Kuluc
Hooyo fadumo farah
Nasro Shire Kuluc
Boosteeyo Shire Kuluc
Iyo dhamaan reerahooda iyo caruurtooda
Waxaa tacsida dirayo Reer Cali xassan
Dr: Abdi Cali xassan
Hooyo Murayad Guled Shabel
Wilo Cali xassan
Fartuun Cali xassan
Mahamed Cali xassan
Guled Cali xassan
Hoyo Deeqo caynab
Hawo Cali xassan
Ibrahim Cali xassan
Fowsi Cali xassan
Juwayriya Cali xassan
Iyo reerahooda iyo caruurtooda
Ilaahay naxariistii Jano haka waraabiyo Adeer Shire Kuluc Aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.