February 2013 Archive
G/Gaduud-(Rajonews) Maamulka Ahlusuna waljamaaca ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay manta si cad uu mujiyeen mowqifkooda ku aadan in ciidamo AMISOM la geeyo gobolka Galgaduud. sida uu qirayo Sheekh Cumar C/qaadir ... Xamar: “Xasuus reebay Xiise aan duugoobeyn” Cabdi-baasid
Qormo-(Rajonews) Xamar " Xasuus reebay Xiise aan duugoobeyn" Cabdi-baasid Wariye booqday Xamar 25.Sanno kadib warbixintana nooga soo diray. Hawraar Soomaaliyeed baa ku tiraabta "Xoorkii laga maalay xagaagii iyo xusuus baa geela lagu ... Dhagayso: Qurba Joog lagu eedeeyay in ay dalka Somalia galiyeen passaboro Been Abuur ah
Muqdish0-(Rajonews) Taliyaha waaxada socdaalka iyo jinsiyadah xukumada Soomaaliya Genaral C/laahi Gaafow Maxamuud oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in mudooyinkii ugu danbeeyey ay magaalada Muqdisho ay ku soo badanayeen baasabooro ... Dhagayso: AMISOM ay la wareegeen deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose
RAJONEWS (MAHADAY)Iyadoo maalinimadii shalay ahayd ay ciidamada miletariga Dawlada federaalka soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ay la wareegeen deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose ayaa maanta waxaa si rasmi ... Maamulka Muqdisho mise meelaha kale?!
Faallo-(Rajonews) Napoleone Bonaparte (Ajaccio, 15 agosto 1769 – Isola di Sant'Elena, 5 maggio 1821) xilli uu duullaan ku ahaa dalka Masar, ayaa Saraakiil Sarsareoo ka tirsan ciidankiisu ka soo horjeesteen. Si uu ugu qanciyo ... xafladii lugu siisogotinayay gudomiyaha baralmanka (dawo sawo sawirada)
RAJONEWS.Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay islamarkaana lagu sagootinayey wafdiga uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo maalmahan booqasho ku joogay magaalada Jigjiga ayaa caawa lagu qabtay guriga martiga magaaladatan Jigjiga. Munaasabaddan ... Jaamacada carabta oo golaha amaanka QM ka dalbaday in cunaqabateynta hubka ah laga qaado Soomaaliya
Muqdisho(rajonews)Kadib kulan ay ku yeesheen Baarlamaanada ku jira Jaamacada Carabta Magaalada Qaahira ee dalka Masar,ayaa waxay kaga hadleen arinta cuna qabateynta Saaran Soomaaliya iyo sida ugu fudud ee loogu qaadi ... Ciidamada Dowladda oo niman hubaysan Kismaayo ku qabtay
Muqdisho(Rajonews)Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Raaskaambooni ayaa qabtay rag hubeysan kadib markii ay howlgal ballaaran ka sameeyeen gudaha Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalkaasi. Nimankaan hubeysan oo ku jiray aqal ku yaala ... Boqolaal ciidan oo ka tirsan Dowladda oo maanta kasoo dagay Garoonka Muqdisho
Muqdisho(rajonews)Iyadoo shalay cutubyo kamid ah ciidamada Dowladda Soomalaiya ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kuwaasi oo tababar kusoo dhameestay dalka dibadiisa ayaa maanta hadana ciidamo kale ay kasioo ... Dhagayso: Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qaabilay xubin kamid ah koongareeska Mareykanka
Muqdisho(Rajonews)Keif Elison oo ah xubin ka tirsan koongareeska Mareykanka ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan Dowladda Soomaaliya,waxaana garoonka diyaaradaha uu kulan saacado qaatay kula ...
Next Page »




![images[7] images[7]](http://rajonews.com/wp-content/uploads/2013/02/images7.jpg)

![Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga9[1] Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga9[1]](http://rajonews.com/wp-content/uploads/2013/02/Xafladii-Sagootinka-Gudoomiyaha-baarlamaanka-JigJiga911.jpg)







