Arimaha Bulshadda

writing-with-a-pen

Ismaandhaafka Soomaaliya: Xaguu u Dhaqaaqi Doonaa?

Qormo-(Rajonews) Ismaandhaafka siyaasadeed ee maanta ka taagan Soomaaliya waa arrin mudan in la dul istaago, waydiimo door ahna la iska waydiiyo. Muuqaalka xaaladda dalku marayo

Continue Reading »

Qeybta Arimaha Bulshadda

amina-276x300

Gabay Wadani ah (Digasho) By: Aamina

Gabay-(Rajonews) Gabaygan waxaan tiriyey 18/01/2010, xilligaa oo Soomaalida madax iyo shacabba aad loogu bahdilay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya. Waxaa la arkayay hooyooyin iyo caruur

Continue Reading »

Arimaha Bulshadda Archives

eee
Daawo: Dood gacan ka hadal sababatay aadna u xiiso badan (Jubbaland Ninba Dahab lumay si u doon doon)
- Juunyo 13, 2013
UK-(Rajonews) Barnaamij aad u xiiso badan oo looga doodayay arimaha Jubbooyinka ayaa waxaa qabtay TVga Universal waxaana ka qeybgalay qeybo ka mid ah Bulshada waxaana looga doodayay arimo badan oo ...
farxad-dumar_1_22a32
Maansada: “DIFAAC DUMAR”
- Juunyo 13, 2013
Maanso-(Rajonews) Maansadan “DIFAAC DUMAR” waxay ku qotontaa qiso dhab ah, oo aniga (Curiyaha) i qabsatay, una soo joogay goobta ay ka dhadcay, oo sida maansada tixaheedu isu raacraacsan yihiinba ah madal ...
Rajo1
Nimankan wax la isu saar Anigana SAHAL wax la ii saar
- Juunyo 11, 2013
Qormo-(Rajonews) Iyagaa isu muuqda, way kala irdhoobeen, Bayr bay kala qaadeen. Jubbaland iyagaa ku hirdamaya (Midi waa Dibigii Spaanishka midina waa Calalkii Cassaa) Khasaara la hubey guul u haystaan. Loolankoodu ...
donation
Heeryada isaaran Maamulka Masaajidka, hagartii weeye.
- Juunyo 11, 2013
Maqaal-(Rajonews) Salaaddii jimcaha intaan la galin ayuu asagoo naxdin iyo arga-gax wajigiisa hareeyay soo galay masaajidka Al-furqaan ee ku yaalla Manchester , Boqortooyada  Ingiriiska , mid kamid ah maamulka ayuu si gacal ...
kismaayo
Qolo qolo ma joogtee Qaran ayaan u Talabsanayee Kismaayooy hortaada fiiri (Qoraal Xiisa badan)
- Juunyo 10, 2013
Muqdisho(rajonews)Siyaasadaha Qalafsan iyo Dagaalka ka dhacay Magaallada Kismaayo, ayaa waxa uu dib u dhac ku sameyn karaa Rajada Qaran ee iminka ka soo bidhaanta Somalia,iyadoona ay Kooxda Alshabaab ka faa’iideysan ...
qormo
Qabiil Dulman iyo Qalbi Dareensan Qore: Abdirahman Maxamed
- Juunyo 10, 2013
Qormo(Rajonews)Wakhtiga waxaa ka qaata walbahaar iyo welwel joogta ah oo maanka iyo maskaxda maalin walba ka mashquuliya. Mar walba oo uu fakaro, fakarka wuu ku dheeraadaa ilaa dhidid sida roobka ...
aden4-396x500
Qormadii uu DONALD KIPKORIR soomaalida ugu gafay, dhulka Soomaaliyeedna Kenya iyo Itoobiya u kala qeybiyay oo Af-Soomaali lagu turjumay – By Aden Colujoog
- Juunyo 10, 2013
ARAR: Dhamaan dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka, Asalaamu Caleykum Waraxma tulaahi wa barakaatuhu, bacda salaam, codsi iiga yimid qaar ka mid ah asxaabteyda iyo ...
Capture
Daawo: Hees loo qooday Jubbooyinka oo xaqiiqda taabanaysa
- Juunyo 10, 2013
Hees-(Rajonews) Heestaan waxaa soo qaaday fanaaniin Soomaaliyeed oo ay horkacayso Fanaanada Soo caanbaxday ee Abwaanadana ah Hibaaq Maxamed waxaana la qaadaya fanaaniinta kala ah Bakar yare iyo Cabdoow Aramram Waxaa looga ...

Next Page »