Barnaamijyo

33

DAAWO: GOD Mucjisaa oo la arkay iyo culumada Sayniska oo ka walaacsan sidii gudaha loogu gali lahaa

Yamal-(Rajonews) GOD aad uweyn ayaa lagu arkay cirifka ugu dambeeya adduunka meesha layiraahdo YAMAL oo ka tirsan siberia, waxana uu noqday arin si weyn u

Continue Reading »

Qeybta Barnaamijyo

IMG_8040

DAAWO: Xaflad Deeq waxbarasho lagu siiyay arday Soomaaliyeed oo ka dhacday Columbus

USA-(Rajonews) Xaflad qalinjabin ah oo sanad walba loo qabto ardada ka baxda Dugsiyada sare ee magaalada Columbus aya sanadkii 5aad markale manta lagu qabtay Hoolka

Continue Reading »

Barnaamijyo Archives

Muslim women gather outside the court after a hearing on the "Allah" court case in Putrajaya outside Kuala Lumpur
Muran ka taagan Magaca Allah iyo Dadka Muslinka Malesia oo loo xukumay Isticmaalkiisa
- Juunyo 24, 2014
Dalka Malaysia ayaa si weyn waxaa looga hadal hayaa xukun muran badan dhaliyay oo ku saabsan magaca alle (swt) kadib markii maxkamada ugu sareysa dalkaas ay xukuntay in Magaca ALLAH ...
maanso
DHAGAYSO: Maanso la magac baxday (TABANE) By: Dooxa Joog
- Juunyo 23, 2014
    1:Garashaddu Ta’wiilkeed . 2:Maankuna Tusmayntiis. 3:Taashaddu Tacliiqeed. 4:Tagtadduna Tanfiidkeed. 5:Timaaddaduna Taamilid . 6:Xaajjana Tawasunid. 7:Muragtona Turxaan bixin   8:Maansaddu Tixaynteed. 9:Tuducyanna u yeelkeed. 10:Deel qaaf ka tirrideed . 11:Arragtina ku tooskeed.   12:Ku Tijaartay jeerkii . 13:Mid ku tookhay Garadkii. 14:Ku Jacaylku taabtana. 15:Kii Kugu Tawaawica ...
ramadan1
MICNAHA IYO QIIMAHA BISHA RAMADAAN
- Juunyo 21, 2014
Ramadan, waa bisha uu Rabbi (swt) ka doortay bilaha sanadka, markuu doonay inuu adoomihiisa usoo dajiyo, Kitaab u noqda Nuur ama Nal u iftiimiya jidka ay ku gaari lahaayeen Horumar ...
ECA959F4E29EC533AE11B1FAAC730
Sidee baad u hagaajin kartaa caafimaadkaga xagga maskaxda?
- Juunyo 20, 2014
Health-(Rajonewa) Waan u barannay in nalagu baraarujiyo inaan ku dadaallo ilaalinta caafimaadkeenna jirka, innagoo joojinayna sigaar cabbista, samaynaynana jimicsi badan, iyo innakoo yaraynayna dufanka ku jira cuntadeenna. Sidoo kale, baan ...
20130616_151556
Isku diyaarinta iyo soo dhoweynta bisha barakaysan ee Ramadaan (Qaybta Kowaad)
- Juunyo 20, 2014
Qormo-(Rajonews) Waxaa innagu soo aaddan bishii barakaysnayd ee ramadaan,waxaana Allah ka baryaynaa in khayrka bishaas laga helayo aan ka wada faa’idaysano,sidaas daraadeed waxaan ugu talogalnay in aan soo qorno dhowr maqaal ...
w2w
Daawo: Soomaalida gobolka Ohio iyo Heerka ganacsigooda (SNTV)
- Juunyo 18, 2014
USA -(Rajonews) Waxaa halkan idinku soo gudbinaynaa Barnaamij aan ka diyaarinay marxaladihii uu soo maray ganacsiga soomaalida gobolka ohio ee dalka Maraykanka iyo sida  uu iminka yahay. waxaa Barnaamijka aan ku ...
batuuu
Muqdishow iyo Ibnu Battuuta Tarjume: Xassan Xayle
- Juunyo 14, 2014
Socdkii Ibnu Batuuta 1325-1354 Qaybta Kowaad Soo gaaritaanka Muqdishow Ibnu Battuuta [-1] oo ahaa Dal-mareen ku caanbaxay socdaal dheer ee uu ku maray, meelo badan oo ka mid ah Caalamkii Hore ama dunidii ...
nas-refugee03
Nashville refugee helps others stand on own
- Juunyo 13, 2014
Abdishakur "Abdi" Mohamed says he wants refugee immigrants in Nashville to stand on their own two feet — an analogy for hard work and self-sufficiency that's especially fitting when he ...

Next Page »