Suugaan

DHAGAYSO: Maanso la magac baxday (TABANE) By: Dooxa Joog

    1:Garashaddu Ta’wiilkeed . 2:Maankuna Tusmayntiis. 3:Taashaddu Tacliiqeed. 4:Tagtadduna Tanfiidkeed. 5:Timaaddaduna Taamilid . 6:Xaajjana Tawasunid. 7:Muragtona Turxaan bixin   8:Maansaddu Tixaynteed. 9:Tuducyanna u yeelkeed.

Continue Reading »

Qeybta Suugaan

DAAWO: Fanaanka Caankaa Adan Shimbirolays oo soo saaray Hees aad u macaan

USA-(Rajonews) Fanaanka caanka isla markaana ah Abwaan heeso badan sameeyay Adan Shimbirolays ayaa waxa uu soo saaray Hees aad looga shaqeeyay oo la magac baxday

Continue Reading »

Suugaan Archives

Ra’yi: Ninku waa i dilaye ii qabta!
- Apr 7, 2014
Qormo-(Rajonews) Salaadda duhur ayaan ku jirnay. Waxaan safafka naga dambeeya ka maqalnay: war ninku waa i dilay, war ninka ii qabta, qabo, ka qaad toorayda iyo bulaan qaybtii dambe ee ...
Murtisoor: Qurbajoog & Qurracjoog Kaftamay. W/Q: Axmed-Assad
- Apr 7, 2014
In dhawayto wuxuu khilaaf ba’ani ka dhexeeyay labada kooxood ee kala ah odayaasha Qurbojoogta ah ee dhawaan wadanka ku soo guryo noqday, iyo dhallinyarada Qaracjoogta ah ee wadanka deggaanka ku ...
Hees: Haddaan heli lahaa
- Apr 7, 2014
Hees-(Rajonews) Hees: Haddaan heli lahaa Waa hees aan hordhac iyo u baahnayn gogoldhig, ee bal aan idiin daayo aqriskiiskeeda.   Haddaan heli lahaa Hoggaan igu habboon Dib umaan hareen.   Haddaan heli lahaa Hoggaamiye la hubo Cirkaan hiigsanlaa.   Haddaan heli ...
Dib u heshiin (Gabay Xiiso badan )
- Jan 10, 2014
Gabaygan Dib u heshiin qaata waxa curiyey Maxamed Cilmi Dhicisow, iyada oo ay suugaantu ku wanaagsantahey in loo adeegsado waddaniyadda, wadajirka iyo walaalaynta, iyo hiddaha iyo dhaqanka suubban ayuu gabaygani ...
DAAWO: Hees qiiro badan oo loo sameeyay halyeygii garabka waayey ee Saacid
- Dec 11, 2013
Nairobi_(Rajonews)Kadib markii xildhibaanada ay xilka ka tuureen Ra'isul wasaare Saacid oo bulshada ula baxeen geesi garab waayay ayaa waxaa soo baxay hees loogu talo galay Masuulkaasi qaran oo garab wanaagsan ...
Maanso-Maan-diid . HS Idiris A. Dooxa-joog (Cod+ Qorraal)
- Dec 11, 2013
Maansaddu iska soo dir maaha . Dabuub li hadalna maaha. Dareen li doono maaha .   Waxaan dux lahayn maaha . Daroori ku sheegna maaha . Dhaqaal lagu daydo maaha . Qabuur ku durbaantun maaha.   Midduu Rabi diido ...
Habsanku yuusan kala harin!
- Dec 11, 2013
Nairobi_(Rajonews)Sanadkii tagay ayaan qoray qormo ahayd: “Haraadigu yuusan kala harin!” in kasta oo dadka qaar dhibsadeen erayga “HARAADI” sidii inuu magac beel noqday oo kale, ama ay tahay in adeegsiga ...
Gabayga: Tabbeellaha waxaa noogu qoran
- Dec 4, 2013
Gabay-(Rajonews) Gabayugan la yiraa “Tabbeellaha waxaa noogu qoran ” waxaan tiriyay markii ay dillaaceen toowradihii Carabta, anoo xaalka dalka isha ku haya, wuxuuna leeyahay: Ka tuureen Siyaad nimanki riday toban jirkeeygiiye Taaym waxaan ...

Next Page »