Caalamka

Maratoon

Amaanka goobta Orodka Marathon-ka Ingiriiska oo aad loo adkeynayo kadib weerarakii Boston

Muqdisho(Rajonews)Boqolaal ciidamo boolis dheeraad ah ayaa la sheegay inay adkeyn doonaan goobta orodka Marathon-ka loo yaqaan ee ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaasi

Continue Reading »

Qeybta Caalamka

_67075382_fire2

Qarax ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Texas ee dalka Maraykanka

Muqdisho(rajonews)Dad aad u badan ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhaawacmeen kuwo kalana ay ku xanibmeen kadid gubasho dhisme oo qarax uu ka dhacay goob

Continue Reading »

Caalamka Archives

falas
Ra’iisul wasaarihii Falastiin Salam Fayyad oo iscasilay
- Abriil 14, 2013
Muqdisho(rajonews)Ra’iisul wasaaraha Falastiin Salam Fayyad ayaa iska casilay xilkii uu hayay kadib markii muran waqti dheer qaatay uu kala dhaxeeyay madaxweynaha maamulkaasi Maxamuud Cabaas Abuu Maazim. Sid ay baahisay  wakaalada wararka ...
Nigeria
Siyaasi lagu weeraray guri uu ka degenaa waqooyi bari dalka Nigeria
- Abriil 7, 2013
Muqdisho(Rajonews)Kooxo hubaysan ayaa weerar ku qaaday hooyga uu degen yahay gudoomiye ku xigeenka gobolka Adamawa ee waqooyi bari dalka Nigeria sida ay sheegeen saraakiisha booliska ee dalka Nigeria. Kooha weerarka qaaday ...
k
Xoghayaha arimaha dibada Maraykanka oo booqasho aan la shaacin ku tagay Ciraaq
- Maarso 24, 2013
Muqdisho(Rajonews)Xoghayaha aimaha dibada dalka Maraykanka John Kerry ayaa booqasho aan ka shaacin maanta ku gaaray dalka Ciraaq si uu kaga soo wada hadlo wada shaqeynta ku aadan dagaalada ka taagan ...
306115_517857651585646_707581621_n[1]
Lacagta Shilinka Soomaaliga oo jahawarer katagan
- Maarso 9, 2013
RJONEWS FAALO,Mudooyinkii dambe Suuqyada Muqdisho iyo qaybo kale oo Dalka ka mid ah waxaa si xowli ah uga jiray loolan xoog leh oo u dhexeeyay Lacagta Shilinka Soomaaliga iyo Tan ...
Shaves
Madaxweynihii dalka Venezuela oo geeriyooday
- Maarso 6, 2013
Muqdisho(Rajonews)Madaxweynihii dalka Venezuela Hugo ayaa dhintay ka dib labo sano oo uu dagaal kula jiray cudurka Cansar-ka ,waxaana dhamaatay hogaamintii shacbiyada ee 14 sano ee koofur America,sidaasi waxaa yiri isaga ...
Gaza-31
Tirada dadka ku dhintay duqeynta Ghaza oo aad usii kordhay
- Nofeembar 19, 2012
Muqdisho(Rajonews)Tirada dhimashada shacabka falastiiniyiinta ee ku la'anada gantaalada ay soo tuuraan Ciidamada Isra'il ayaa sii kordhaya,waxaana maanta ay tahay maalintii lixaad oo si xariir ah ay duqeymaha iyo gantaalada ay ...
Masar[1]
Masar oo hormuud u ah dibad baxyada looga dhiidhiyey Filimkii lagu aflagadeeyey Nabi Maxamed NNKH.
- Sibteembar 13, 2012
Dalka masar ayaa waxaa kasocda dibad baxyo loo go sohorjeda aflagadadii filimka ahaa oo loogu geystay subaneheni nabi muxamed naxariis iyo nabad galyo kor kiisa, ha,ahaate. Filinkani ayaa waxaa soo sartay ...
Atta-Mills
Madaxweyne John Atta Mills Oo Si Lama Filaan u Dhintay
- Luulyo 25, 2012
Madaxweynaha dalka Ghana John Atta Mills ayaa geeriyoodey. Warbixin ka soo baxdey xafiiska madaxtooyada dalkaasi ayaa sheegtey in madaxweynuhu geeriyoodey saacada yar kadib markii loo qaadey cisbitaalka. Warbaahinta dalka Ghana ayaa sidoo ...

Next Page »