Ciyaaro

fc_3

Banaadir Sports Club oo ku guuleysatay Horyaalka Koobaad ” SAWIRO ”

Muqdisho-( Rajonews ) Kooxda kubadda cagta ee Banaadir Sports Club ayaa galabta ku guuleysatay horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta Soomaaliya kagadaal markii ay 2-0

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaro

Farah-1

DAAWO: Ciyaaryahanka Caankaa Mo Farah oo Sarajooga ka dhacay isaga oo Tartan ku jira

USA-(Rajonews) Ciyaaryahanka caankaa ee Mo Farah oo ku caan ah ciyaaraha orodka ayaa galinkii danbe ee Axada xili uu ka qeybgalayay Ciyaaraha orodada ee New

Continue Reading »

Ciyaaro Archives

sawir_lacag_lagu_helay
Nin ka taajiray sawir gacmeed uu ka sameeyay laacibka Ribery ” SAWIRO ”
- Maarso 15, 2014
Germany-(Rajonews) Sawirka laacib Franky Ribery oo gudaha Jarmalka la kala siisanayo 76.000 oo Euro. Ninka Ribery sawirka dahabiga ah ka sameeyay waxaa lagu magacaabaa Helmut Lutter wuxuuna u dhashay gobolka ...
rooneey_wiilkiisa
Saxaafada Ingiriiska oo soo bandhigtay Wiilka Roonay oo xiran Maaliyada Barcelona ” SAWIRO ”
- Maarso 13, 2014
London-(Rajonews) Qaar ka mid ah Saxaafada dalka Ingiriiska ayaa soo bandhigtay Sawiro cadeen ah oo muujinaya wiilka weeraryahan Wayne Rooney oo (Kai) lagu magacaabo iyo xaaska Rooney haweeneyda Coleen lagu ...
banaadir_telccome4
Kooxda Banaadir oo ka badisay Kooxda Heegan iyo Koobka oo loo saadaalinayo ” SAWIRO ”
- Maarso 11, 2014
Muqdisho-(Rajonews) Kooxda kubadda cagta Banaadir Sports Club ayaa galabta 2-0 ku garaacday kooxda Heegan kulan ka tirsanaa kulamada 11-aad ee horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya oo ka dhacay garoonka Banaadir ...
baaaa
Ciyaaryahan Muslim ah oo balan qaaday inuu boono Masjidka Al Aqsa.
- Maarso 1, 2014
London-(Rajonews) Weeraryahanka muslim ka ah ee kooxda Chelsea Demba Ba ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu booqdo Falastiin oo uu tago Qudus si uu ugu soo dukado Masjidka Al-Aqsaa. Waraysiga laacib ...
arsenal_liverpool_sportygossip
Hordhaca: Arsenal v Livepool Iyo Arsenal Oo Maanka Ku Haysa Wixi Anfield Ka Soo Gaaray.
- Febraayo 16, 2014
London-(Rajonews) Arsenal ayaa Maanta soo dhaweyn doonta Liverpool iyadoo kulankii horyaalka guul daro xun ay ka soo gaartay, labaddan koox aya ku hardami doona midi u soo gudbi laheyd Quarter ...
muqdish
Muuqaal cajiib ah oo laga soo qaaday magaalada Muqdisho ” DAAWO ”
- Febraayo 12, 2014
Muqdisho-(Rajonews) Ma is Leedahay Halkaan ayaa Muqdisho ah: Daawo Muuqaal horay loo arag oo laga soo duubay Horumarka isboortiga Soomaaliya iyo Sanadkii tegey waa mid ka mid ah muuqaalada ugu quruxsan ...
farah_kenya
Orodyahanka Soomaaliyeed ee Mo Farah oo Tababar ku qaadanaya Kenya
- Febraayo 2, 2014
Nairobi_(Rajonews) Orodyahanka caanka ah ee Mo Farah ayaa muddo saddex bilood ah waxa uu tababar ku qaadanayaa dalka Kenya. Mo Farah ayaa tababarkan waxa uu ku doonayaa in uu ku guuleysto ...
Koox ka dhisan Muqdisho oo la wareegtay Ciyaartooy Ajaanib ah
- Jannaayo 30, 2014
Muqdisho_(Rajonews) Kooxda Kubada Cagta Gaadidka oo kamid ah Kooxaha Heerka koowaad ee ka dhisan Dalkeena ayaa lasoo wareegtay Ciyaartow Cusub oo ajaaniib ah kuwaa oo ka qeyb qaadanaya tartanka Horyaalka ...

Next Page »