Maqaal

quaaaa

Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado badan oo ka horeeyay?

Inta aanan guda gelin cinwaanka qormadan oo ah “Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado badan oo ka horeeyay?”, marka hore bal

Continue Reading »

Qeybta Maqaal

pen

Qaybtii 4aad- Xasuustaydii Nabad Sugiddii NSS (1976-1991)

Maqaal-(Rajonews) 27kii Juulaay 1983 dii , galinkii danbe waxaa Jaamacadda Umadda ka socday dood cilmiyeed looga hadlayay Qabyaaladda iyo Qaranka waxaana ka qayb galay Madaxayne

Continue Reading »

Maqaal Archives

9df23c4c6335e5503017d9c15689edd6
DAAWO: Libaax Caalamka ka yaabiyay kadib markii uu sameeyay arin layaab leh
- Abriil 15, 2014
Danyeer dhadig ah oo wadata cunug yar oo ay dhashay ayaa waxaa cayr sadey libaax xooga ayay ka carartey balse nasiib daro way ay daashay oo wuu qabtey libaxii oo ...
Ab.muse
Faallo: Shidaalka Soomaaliya waxa uu beddelayaa sicirka saliidda ee caalamka haddii la soo saaro
- Abriil 15, 2014
Faallo (Rajonews)  Shidaalka Soomaaliya waxa uu beddelayaa sicirka saliidda ee caalamka haddii la soo saaro Xeebaha Soomaaliya ee bad-weynta Hindiya ayaa loo badinayaa in ay ku jiraan kayd shidaal oo ...
361
Xog: Dhacdadii foosha-xumeyd kadib Maxaa xal u ah dadka Soomaaliyeed ?‏
- Abriil 14, 2014
Waxaan marka hore muuujinayaa sida aan uga xumahay dhibaatadii ku dhacday Shacabkii Soomaaliyeed ee ku noolaa Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi,Kuwaas oo loola dhaqmay si waxuushinimo ah oo ka soo ...
booq-2
Maxay socdaalkii Saacid iyo C/wali ee Kismaayo ku kala duwan yihiin (Xog)
- Abriil 14, 2014
Qormo-(Rajonews) Tan iyo shalay waxaa Kismaayo jooga Ra’iisul wasaare Abdiweli Shiikh Ahmed iyo wafdi uu hoggaaminayo. Waxaana tirada wafdigaasi la iigu sheegay inuu yahay 80 xubnood oo isugu jira xildhibaano, ...
idiris-suldaan-axmed-dooxa-joog1212
Maanso-Haddaan Qarankeeni [Qoraal & Cod]
- Abriil 14, 2014
  Haddaan Qarankeeni Qabyaalad u loognay . Qaraarna ku gaaray . Innaan qalab siino . Haddaan qumanaanti . Qurnimo sharafteeda . Qowmiyadnimadeeni Quraanka Quwiile . Qaynuunkiyo xeerka . Ka qaalib ahaanay Haddaynnu isquursi. Dhexdeena qalboobtan . Annaa qolladaasaa . Annaa quturtaaya . Ku qaayib ahaanay ...
colombo
Wariye Colombo”Ma Maanta ayey gaareen Kenya iyo Ethiopia iney Soomaalida Albaabada ka xirtaan
- Abriil 14, 2014
USA-( Rajonews ) Berigii Umada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto ay Raadineysey Xoriyada ayaa Heesaha Guubaabada ee ay isu jiibin jireen sida aan maqley waxaa ka mid aheyd heestan. ...
392562_415879865096679_1609661431_n
Doorka dhalinyarada Soomaalida,marka loo barbardhigo dhalinta kale
- Abriil 13, 2014
Maqaal-(Rajonews) Dhalinyaro micnahadeedu waa dad isku waqtiya ama xiliyo isku dhow dhashay,hadaba waxaan rabaa inaan yara iftiimiyo maxay kaga duwanyihiin dhalinta Soomaalidu asaagooda aduunka kale, haday ahaan laheyd dhinacyo badan ...
maxaa-ka-qabsoomay1
Maxaa ka qabsoomay tiirar kuu qabsaday ?
- Abriil 13, 2014
Dalka Soomaaliya kama jirin dhowr iyo labbaatan sanno dawlad rasmi ah oo wada gaarsan gacantana ku haysa guud ah dhul Soomaaliyeedka u xaddaysan dalka Jamhuuriyadda Soomaaliya , dadka Soomaaliyeedna waa ...

Next Page »