Suugaan
Halkaan ka daawo Jawaab loo diray ninkii Bililiqaystay Barnaamijyaddii Idaajaa,
Jawaab-(Rajonews) Marwooyin iyo Mudanayaal, dhawaan waxaa shabakadda Keyd Media si sharci darro ah loogu daabacay barnaamijyo uu lahaa qoraaga Soomaaliyeed ee Axmed Faarax Cali “Idaajaa”.
Suugaan Archives
Muqdisho(rajonews)Wararka aynu ka helayno Hoteel Jazeera oo ku yaalo Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee ...
Fanaaniinta Oo u Tafaxaytay Taaba-gelinta Theater-ka - Agoosto 23, 2012
Muqdisho (Rajonews) - Maamulaha golaha murtida iyo madadaalada(National Theatre) abwaan C/dhuux, ayaa sheegay in fanaaniinta Soomaaliyeed ee kusugan qurbaha,ay bilaabeen ineey iska soo aruuriyaan qarashaad dib loogu dhisayo golaha qaranka ee ...
Gabaygan 40AAD “Saxaltir” ee Silsiladda Sallaamaley - Agoosto 5, 2012
Gabay-(Rajonews) Gabaygan “Saxaltir” wuxuu ka mid yahay SilsiladdaHanaqaadday, ee billaabatay Sanadkan Horraantiisii, curashadeediina ka billaabatay Dood dhex martay Asxaab kala jooga goonyahadunida oo ku kala feker duwan, Arrimaha Siyaasadeed ee ...
Maxaad ka taqaan sida reer Gedo ugu Heesaan Geela marka uu Biyaha Cabayo (dhagayso Barnaamijkan) - Agoosto 4, 2012
Gedo-(Rajonews) Dhawaqa Heesta aad maqleysaan waxay astaan u tahay marka Xoolahu ay ka cabayaan Ceelasha Biyaha,gaar ahaan ceelal Gacmeedyada biyaha looga soo darsado Wadaanta oo ku badan dhulka soomaalida, waxayna ...
Hees Xiiso badna oo loo sameeyay Oradyahanada Soomaaliyeen (Video) - Luulyo 30, 2012
UK-(Rajonews) Hees cusub aya lo sameeyay Orodyahanada Soomaaliyeed ee ka qaybgalaya ciyaaraha olambikada ee London ka soconaya, waxana heestaan ay muujinaysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed ee la xariirta dhinaca Guusha oo ...
Tixgabay ah oo la magac baxday GOGOL-XAADH. - Luulyo 29, 2012
Gabay-(Rajonews) GOGOL-XAADH: Isimmadii, duubaabkii ama madax-dhaqameedkii Ummadeed wax ay geed walba u xaadhtaan oo gambadh walba ugu fadhiistaanba waxa ay isu geeyeen 825 Ergey oo hadda Muqdisho u fadhiya shir ...
Gabay: Dastuurkaa la dhoobdhoobayee Mahiiga soo dhiibay - Luulyo 28, 2012
Gabay-(Rajonews) Dastuurka la rabo dhowaan in si xooga lagu marsiiyo Ummadda Soomaaliyeed abwaannadu maxay ka yiraahdeen? Akhris wanaagsan. Dastuurkaa la dhoobdhoobayee Mahiiga soo dhiibay Waa dhaxal wareeg ubadkayaga lagu dhibaatayne Dhulkayaga ninkii muran ...
Fannaaniinta Qeyla Dhaan oo booqday xeebta Liido kana qeyb galay damaashaadka Jimcaha + Sawirro - Luulyo 6, 2012
Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho waxaa maanta booqday qaar ka mid ah fannaaniinta kooxda Qeyla Dhaan iyo madaxda hay'adda wadahadalka bulshada CCD, iyadoo boqolaal dadweynaha Muqdisho ay fannaaniinta si xamaasad ...
Next Page »














