Wararka

yariisow

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay Iyo Eng. Yariisoow Oo Ka Warbixiyay “Dhageyso”

Ad-Ababa-(Rajonews) Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir uu uga soconayey magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa mid aan sharciga waafaqsaneyn ku

Continue Reading »

Qeybta Wararka

AMISOM

Ciidamada AMISOM oo howlgalo kawada deegaanka Awdiinle

Muqdisho(Rajonews)Howgallo baaritaan ah oo lagu xaqiijinayo amniga oo ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda federaalka iyo AMISOM ayaa waxa ay maalintii saddexaad ka socdaan deegaanka Awdiinle

Continue Reading »

Wararka Archives

Jawaari
Baarlamaanka oo dhawaan ka doodaya maamul u samaynta Gobolada
- Maajo 24, 2013
Muqdisho(rajonews)Maxamed sheikh Cusman Jawaari Gudoomiyaha  Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlayay warbahinta dowlada ayaa sheegay in arrimaha mamul u samaynta gobolada dalka ay ka sugayaan xukumada in sida ugu dhaqsiyaha badan ...
3333
Guddoomiyaha Kubada Cagta Jabuuti oo safar shaqo ku tagaya London
- Maajo 24, 2013
Muqdisho(rajonews)Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta dalka Jabuuti ahna xubin ka tirsan FIFA Mr. Souleiman Hassan Waberi ayaa  waxaa uu safar shaqo oo laba maalmood qaadanaya ku tagayaa magaalada London ee dalka ...
gaafoow
Dowladda oo qaar kamid ah Ajaanibta dalka ku sugan diiwaangelisay
- Maajo 24, 2013
Muqdisho(Rajonews)Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta ku dhawaaqday in lagu guuleystay  diiwaan galinta kun saddex boqol afartan iyo shan qof oo ajaaniib ah oo siyaabo kale duwan uga shaqeya ...
obama-declares-victory-vows-to-return-to-work-data
Daawo: Madaxweynaha Maraykanka Obama oo ka hadlay arimaha Soomaaliya
- Maajo 24, 2013
USA-(Rajonews) Madaxweynaha dalka Maraykanka  Barack Obama ayaa  xili uu ka hadlayay siyaasada dalka Maraykanka ee dhinaca ciidamada waxa uu sheegay in ay dhawaan soo afjarayaan dagaalada qaar isaga oo xusay ...
rinkesc1
Daawo: Xaafadaha Soomaalida Stockholm oo Gaadiid lagu gubay Maxay tahay sababtu?
- Maajo 24, 2013
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay waxa ay ka socdeen xaafado ka tirsan magaalada stockholm gaar ahaan xaafadaha ay ku badan yihiin ajaaniibta, Xaafada Husby ayey habeenkii axada ka ...
975621_462371540508939_1520516941_n
Gabayga Hiil iyo Hoo
- Maajo 24, 2013
Gabay-(Rajonews) Gabayga Hiil iyo Hoo Gabaygii “HIIL IYO HOO” waxuu soo baxay taariikhdu markey aheyd 01/05/2013, waxaana curiyey Maxamed Yuusuf Cali Abtidoon, oo ka mid ah ardayda soomaaliyeed ee waxkabarata dalka Suudaan, ahna ...
Booliska_Gaarisa_Kenya_Somalia_Border_Keydmedia_249-620x330
Dhagayso: Xasilinta Amaanka Gaarisa oo Qodobo laga soo saaray.
- Maajo 24, 2013
Garisa-(Rajonews) Shir looga hadlayay wax ka qabashada amaanka Magaalada Gaarisa ee Gobolka woqooyi-bari Kenya ayaa shalay Galinkii dambe ka dhacay halkaasi, waxaana shirka isugu yimid Gudiyada amaanka Gaarisa-Maamulka Magaaladaasi iyo ...
250464_513903605313807_1260525681_n
Daawo: Xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha Jubbaland Barre Aadan Shire oo Nairobi lagu qabtay
- Maajo 24, 2013
 

Next Page »